Sunday, May 26th, 2013

WARARKII UGU DAMBEEYEY MAANTA

Isku-Shuban_01

Xafiiskii Ururka HORSEED Ee Madaxweyne faroole Ee Degmada Isku-Shuban Oo La Burburiyay(Warbixin+Sawirro)

Boosaaso.26.May.2013 Dadweyne cadheysan ayaa albaabada isugu dhuftay xafiis uu dhowaan urur siyaasadeedka HORSEED ee uu hoggaamiyo madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ka furtay degmada qadiimiga ah ...

WARARKII UGU DAMBEEYEY

Isku-Shuban_01

Xafiiskii Ururka HORSEED Ee Madaxweyne faroole Ee Degmada Isku-Shuban Oo La Burburiyay(Warbixin+Sawirro)

Boosaaso.26.May.2013 Dadweyne cadheysan ayaa albaabada isugu dhuftay xafiis uu dhowaan urur siyaasadeedka HORSEED ee uu hoggaamiyo madaxweynaha Puntland ...
bayen

Bayern Munich Oo Ku Guuleysatay Champions League markii 5 aad(Sawirro)

Sport.26.May.2013 Gool soo daahay uu dhaliyay Arjen Robben ayaa Bayern Munich ku hogaamiyay hanashada Champions League markii shanaad ka ...
roob1

Roobab Waxyeelo Ka geystay Degaanka Xingalool Ee Gobolka Sanaag

Ceerigaabo.25.May.2013 Roob geystey khasaare maaliyadeed oo badan ayaa ka da’ay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag. Roobka oo watey ...
Iraq-Somalia

Dowladda Ciraaq oo Somalia ka fulineysa Mashruuc ay ku Baxayso 15-Million

Baqdaad.25.May.2013 War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada dhismaha iyo deegaameynta Xukuumada Iraq ayaa waxaa lagu sheegay inay Dowladda ciraaq ...
qardho

Nabadoono Baaq Ka soo Saaray Xaalada Puntland(Warbixin+Sawiro)

Qardho.25.May.2013 Shirkani oo ay ka soo qeybgaleen Nabadoonada Gobolada Bari iyo Karkaar ayaa waxaa laga soosaray Baaq ka ...
133

Imtixaanada Shahaadiga oo Ka Furmay Gobollada Khaatumo State(Sawirro)

Taleex.25.May.2013 Waxaa maanta Dhamaan deegaanada Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliyeed si toos ah u furmay Imtixaanka Shahaadiga ah ...
Stockholm-Rabshado2

Habeenkii 6aad oo ay rabshado ka dhacaan Stockholm, Sweden

Stockholm.25.May.2013 Todobaadkii lasoo dhaafay ayaa waxaa habeen walba ay rabshado ka dhacayeen magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden. Rabshadahan ayaa ...
AU50-4-650x458

Sanadguurada 50aad ee Midowga Afrika oo ka socota Addis Ababa

Addisababa.25.May.2013 Waxaa xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ka bilaabatay xaflada weyn ee sanadguurada 50aad ee aasaaskii ...
Baydhabo4-300x225

Qarax Ka Dhacay Baydhabo

Baydhabo.25.May.2013 War aanu ka helney  magaaladda Baydhabo ayaa  sheegeya inay hal qof uu  ku dhintay saddex kalena  ay ...
xasanka-addiis1

Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Arrinta Kismaayo

Muqdisho.25.May.2013 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shir madaxeedka urur-goboleedka IGAD ee xalay ka dhacay magaalada ...
HAWEENKA DARYEEL

Hooyooyin Lagu Xidh-xidhay Magaalada Laascaanood(Warbixin)

Laascaanood.24.May.2013 Ciidanka  magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xabsiga u taxaabay dad haween u badan oo ku sugnaa ...
jawaari

Jawaari”Ma Ogolaan Doono Mooshin Burburinaya Qaranimada”

Muqdisho.24.May.2013 Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxmed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo la hadlayay warbaahinta ku hadsha afka dowlada ayaa sheegay in ...
obama

Obama oo Isticmaalka DRONESka Ku Tilmaamay Mid Isdifaacid Ah

Washington.24.May.2013 Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay arinta Muranka badan dhalisay ee adeegsiga diyaaradaha Droneska,isagoona ...
niger

Weeraro Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Dalka Niger Iyo Dad Badan Oo Ku Dhintay

Niamey.24.May.2013 Weeraro ismiidaamin ah ayaa waxay ka dhaceen xerooyin ciidamada meletariga ay leeyihiin oo ku yaala dalka Niger iyo ...
bashaAssad2012

Dowlada Siiriya oo Ogolaatay Wadahadalka Mucaaridka

Dimishiq.24.May.2013 Dowlada Siirya ayaa warar ay shaaciyeen lagu sheegay inay diyaar u yihiin shirka wadahadalka ee lagu wado ...
madaxda malawi

Dowladda Malawi oo Xaraasheysa Diyaaraddii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore(Sabab Waa Maxay)

Lilongwe.24.May.2013 Dawlada Malawi ayaa shaaca ka qaaday in ay iibin doonto diyaaradii Madaxweynihii hore ee dalkaas Bingu Wa Mutharika ...
Xagardheer_Dhadhaab-620x330

Dowlada Kenya oo dib u Furtay Diiwaan-gelinta Qoxootiga

Nairobi.24.May.2013 Xukuumadda Kenya ayaa dib u furtay diiwaan-gelinta dadka magan-galyo doonka ah ee dalkeeda galaya, kuwaas oo ay ku ...

Xogaha Hoose

taalo

Maansadi 20aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HOROR ) iyo abwaan Hurre Axmed oo mar lixaad kusoo laabtay.

Hadaba inta aanan maansada guda galin waxa aan ka horaysiinaya warbixin kooban hordhacna u ah waxa maansadani ku ...
taalo

Maansadi 19aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HIIN RAAG ) iyo Abshir Gaashaan oo mar afraad kusoo laabtay

  Hanadqaadka hobolada Hashaashka gabayada Halal raaca waayaaha Hoogaanka maansada Haadaa qabiilnimo Howraaar ma guurta Halhayskiyo odhaahdiyo Halku dhiga qoraalada Waxaan howkal uga dhigay Una qoray hadaafyada Iyo hananka ...
taalo

Maansadi 18aad ee Silsilada HALGAN lana yidhaahdo (HAN KU TAAGSI ) iyo Abwaan Hurre Axmed oo mar shanaad kusoo laabtay

Hobalada badhbaa jira Hindisaha abwaanimo Hal abuurka maansada Hibo eebe siiyoo Horta aan dhigaayoo Magacoon haleeliyo Hebel kuma tilmaame Himilada halkaan rabo Aan idiin hibeeyee Idinkuna habsami ...
Jamal Farjar

Maansadi 17aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo(HADALO WAAYEL) Iyo Jamaal Farjar Oo Kusoo Biiray

INTAANAN IDIIN SOO GUDBIN MAANSADAN WAXAA HABOON INAAN IDIIN SHEEGO NINKA TIRINAYA WAA ABWAAN,WERIYE ,AQOONYAHAN JAMAAL SALEEBAAN WARSAME ...
taalo

Maansadi 16aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HABOW ) iyo Abwaan Abshir Gaashaan oo mar saddexaad kusoo laabtay una jawaabaya Abwaan Hurre Axmed

Hal abuurka maansada Hal u celintasuugaan Heensaha iyo qaabkiyo Habka iyo ujeedada Ruux haduu hareer maro Inta loo habeeyaa Marin lagu hagaajaa Anna haanka aan ...
taalo

Maansadi 15aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HOGA TUS ) iyo Abwaan Hurre Axmed oo mar afraad kusoo laabtay una jawaabaya Abwaan Abshir Abdulaahi Gaashaan

Hurin yahay abwaaniin Hal abuuradaydiyo Inta haybta guud iyo Hilib aan wadaagnow Marka hore hufnaan iyo Salaan haybad wacano Hanaqa iyo laabtiyo Wadnahaygu hurayaan Giddi hooya ...
tacsi1

TACSI: Ku Socota Qoyska & Qaraabada Marxuumad Nimco Cumar Selwe

Waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh looga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee ...
taalo

Maansadi 14aad ee silsilada HALAGAN lana yidhaahdo ( HOOTO ) iyo Abwaan Abshir Abdulaahi Gaashaan oo mar labaad kusoo laabtay

Hoobeyda maansada  Hidida iyo dhaanta Hoobalkeedi baan ahay Halyeey loo hibeeyoo Haansha gabayga baan ahay Wayne hibo u siiyoo La hadyeeyey baan ahay Haybad Eebbe ...
taalo

Maansadi 13aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( NIN HAN YARI MA HORU MARO ) iyo Abwaan Farxaan Cumar Selwe oo mar afraad kuso laabtay

Hootada gur loo rido. Halis waxay abaartaa Amay haanka goysaa. Hooyo midaad wadaagtaan. Ama hayb cid kuuxiga.   Hayaan kaan horseed wadan. Habeenana lasiidhixin. Hilaad iyo ...
taalo

Maansadi 12aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HANNAAN ) iyo Abwaan Abshir Cabdullaahi Faarax oo ku soo biiray

Hanaaney hashaydii Haybad quruxsan laydii Higylka iyo doogiyo Waxay harada joogtoo Xareed ay hirqanayse Baarqab hibo lasaro Doobida higtaa guri Hadba hareer ka raaco Hashaash ubadka ...
tacsi1

TACSI: Ku Socota Qoyska & Qaraabada Marxuun {Cabdillaahi Sugule Cabdi}

Waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh looga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee ...
taalo

Maansadi 11aad ee silsilada HALGAN oo la yidhaahdo ( HAATAN IYO DAN ) iyo Abwaan Aadan Jaamac Oogle oo mar labaad ku so laabtay

Ha'da maanto Heedhe Hufid iyo samaanteed Hidahayga weeyoo Sidii geel horwayniyo Halo ii irmaan baan Hadhuub culan ku maalaa Aan higaadsho caawana Afkaa i hudhudayoo Mana ...
taalo

Maansadi 10aad ee Silsilada HALGAN oo la yidhaahdo ( HEEDHI WAALE ) iyo Abwaan Maxamed Cabdicasiis Bootaan oo ku soo biiray una jawaabaya Abwaan Aadan Jaamac Oogle

Aadanow hogaad tirisay Haybadlow odhaahdii Heelada iyo maansadi Murtidii habaysnayd Xigmadii hirdoogliyo Sida hogasha roobka ah Hirqanoo ka dheregnoo Hadhsanoo ka boganoo Haabanoo na deeqdee Hillinkii aad ...
cabdiqani-goox-150x150

Wariye La Doonayey In lagu Dilo Laascaanod Oo Shir Qabtay (DAAWO)

Wariye cabdiqaniIsmaaciil Goox oo kamid ah wariyayasha ka hawlgala magaalada laascaanood ayaa ka xog waramay weerar lagu qaaday ...
taalo

Maansadi 9aad ee silsilada HALGAN oo la yidhaahdo ( HIIL DOON ) iyo Abwaan Farxaan Cumar Selwe oo mar saddexaad ku soo laabtay una jawaabaya Abwaan Aadan Faarax Awjaamac

Habka horudhacaagiyo Hilaad maansadaadii. Hiyigayga deeqdoo Helay weedhahaagii Hadafkana abaartaye Hambalyaan ku leeyahay. Halyay aadanoow hoo Hagar kaama gelayee Aan kuu hibeeyoo Hadhka aan ujiidee Hubso oo hankaygiyo Halkaan ...

FALANQAYNTA CAYAARAHA

bayen

Bayern Munich Oo Ku Guuleysatay Champions League markii 5 aad(Sawirro)

Sport.26.May.2013 Gool soo daahay uu dhaliyay Arjen Robben ayaa Bayern Munich ku hogaamiyay hanashada Champions League markii shanaad ka ...
aguero

Sergio Aguero Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Manchester City

Sport.26.May.2013 Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa hal sanno ku kordhiyay qandaraaskiisa haatan, taasoo ka dhigeysa inuu kooxda sii ...
Wargeysyada-12

Wargeysyada Caalamka iyo Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda ee Maanta

Sport.25.May.2013 Tababarihii hore ee kooxda Everton David Moyes ayaa qiray inuu soo qaadanayo laacibka reer Belgian iyo kooxda Everton ...
Manchester-City-v-Chelsea

Aguero:Ma Doonayo Inaan Ku Biiro Real Madrid

Sport.25.May.2013 Weeraryahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa carabka ku adkeeyay in aysan u qorsheysneyn in uu ka huleelo ...
neymar

Neymar Oo Ay Isku Haystaan Barcelona Iyo Real Madrid Xilli Santos Ay Iibineyso

Sport.25.May.2013 Xiddiga reer Brazil Neymar ayaa qarka u saaran inuu kala xusho labo dalab oo ay u soo bandhigeen ...
lescott

Liverpool Oo Badelka Jamie Carragher Lescott Oo U Ciyaara Man City

Sport.25.May.2013 Wararka laga helayo kooxda Liverpool ayaa sheegaya in tababaraha kooxdaas uu isha ku hayo daafaca kooxda Man City ...
274371hp2

Manchester United oo Caydhisay ku Xigeenkii Ferguson iyo Tababaraha Goolhayahasha

Sport.24.May.2013 Manchester United ayaa ceyrisay tababare ku xigeenkii Ferguson Mike Phelan iyo tababaraha goolhayayaasha Eric Steele. Phelan ayaa bedelay Carlos ...
mourinho-suit490ai

Jose Mourinho: Waxaan U Socdaa London Oo Ah Halka La Iiga Baahan Yahay.

Sport.24.May.2013 Tababare Jose Mourinho ayaa sheegay inuu ku sii jeedo London oo ah halka laga doonayo. Tababaraha reer Portugal oo ...
europaleague490ai_0

UEFA Oo Xaqiijisay Maanta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.

Sport.24.May.2013 UEFA ayaa xaqiijisay maanta in kooxda ku guuleysata Europa League ay boos ka heli doonto Champions League wixii ...
pellegrini-sun490ai_3

Man City Oo Ku Wargelisay Manuel Pellegrini Inay Doonayaan Shan Koob Shanta Sanno Ee Soo Socota.

Sport.24.May.2013  Manuel Pellegrini ayaa wajihi doona shaqo adag hadii si rasmi ah loogu magacaabo shaqada Manchester City, madaama ...
asmir-begovic-007

Goolhaye Asmir Begovic Oo Sheegay Inuu Ku Sii Jeedo Liverpool Xagaagan.

Sport.24.May.2013 Goolhayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic ayaa u muuqda inuu raacayo wadadii tababare Tony Pulis isagoo u saxiixay ...
germanay

Jarmalka Oo Yurub Qabsaday: Gabdhaha Wolfsburg Oo Champions League Hablaha Ka Qaaday Lyon. (Sawiro)

Sport.24.May.2013 Jarmalka ayaa isku qaadi doona Champions League-ga raga iyo hablaha sannadkan ka dib markii kooxda hablaha Wolfsburg ay ...
man c

Video +Sawiro: Man City Oo Seddex Gool Ay Kaga Hormartay Chelsea Afar Gool Uga Jawaabtay

Sport.24.May.2013 Manchester City ayaa seddex gool oo looga hormaray waxa ay afar gool ugu bedeshay Chelsea oo ciyaar saaxiibtinimo ...
uefa-540x405

Maxaad Ka Taqaanaa 10-ka Ciyaaryahan Ee Ugu Goolasha Badan Champions League? + Sawiro

Sport.23.May.2013 Waxaa la soo saaray 10-ka ciyaaryahan ee ugu goolasha badan Tartanka Uefa Champions League, kadib baaritaan la sameeyey Xidigahaan ...
city-540x376

Man City oo soo dhoweyn qabow ka heshay USA + DAAWO SAWIRADA

Sport.23.May.2013 Xidigaha kooxda Man City ayaa dalxiis ku jooga USA ,kadib dhamadkii horyaalka England . Waxaa la sheegay in ay ...