War Deg Deg ah Xaflad ay Xilka kula kala Wareegayan Madax Waynayaasha Khaatumo Oo Kasocota Taleex
Published on July 22, 2012 by admin · No Comments
Waxaa Maanta Duhurnimadii Magaalada Taleex Ka bilowday Xaflad Si Heersare ah losoo agaasimay,Xafladaas oo ahayd Mid ay Xilka kula kala wareeganayaan Madaxwayen Axmed Karaash Iyo Maxamed Yuusuf Indha sheel Ayaa Hatan Kasocota Magalada Taleex.
Madaxwenaha wadacaya xilka madaxtinimada ee maamulka Khaatumo ayaa haatan wada hadalkii ugu danbeeyey ee jeedinlahaa isagoo madaxwene ah.
Axmed karaash ayaa waxa uu warbixin ka jeediyey hawlihii ay soo qabteen mudadii lixda bilood ahayd oo uu ku tilmaamay inay ka soo talaabsadeen caqabado badan.
Waxaa iyaguna warbino ka soo jeediyey masuuliyiinta lixda wasaaradood ee ay ka kooban tahay maamul goboleedka khaatumo iyagoo soo bandhigay wixii u qabsoomay iyo wixii aan u qabsoomin intaba
Madax Waynaha Xilka Wareejinaya Axmed cilmi cismaan Karaash ayaa waxaa uu Kasii mid noqon Doonaa Golaha Madax tooyada Maamulka Khaatumo state of somalia.
Wixii Warar Ah Ee ku saabsan Xafladaad Ee kasokordha Kafilo Allceerigaabo
Allceerigaabo@gmail.com
Allceerigaabo@hotmail.com
WARARKII HORE
Kampala.22.may.2013 Iyadoo ciidanka Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose lagu eedeynayo inay si ...
Kampala.22.May.2013 Mid kamid ah hogaamiyaashii hore ee dalka Iran ayaa laga hor joogsaday inuu markale isu soo taago ...
Muqdisho.22.May.2013 Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta u madlanaan iney codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda uu hogaaminayo R/wasaare Cabdi ...
Muqdisho.22.May.2013 Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Midowga Afrika ...
Beledxaawo.22.May.2013 Ciidamo gadoodsan ayaa maanta xidhay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, sida uu sheegay taliyaha ciidanka ee degmada, Cabbey ...
Kismaayo.21.May.2013 Axmed Madoobe, oo ah Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Jubba-land, ayaa waxa uu Baaq u diray Madaxda Sare Ururka IGAD, ...
Muqdisho.21.May.2013 Kulanki maanta ee baarlamaanka oo ay soo xaadireen 155 mudane ayaa waxaa shir gudoon ka ahaa gudoomiye ku ...
Kampala.21.May.2013 Ciidamada Amaanka Dalka Kenya ayaa Magaalada Nairobi ku toogtay Nin iyo Xaaskiisa oo looga shakisanyahay in ee ...
Muqdisho.21.May.2013 Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ayaa ka hadlay howlgalo ciidamada Booliiska AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya maalintii labaad ...
Kampala.21.May.2013 Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in xukuumada Burma looga baahan yahay sii deynta maxaabiis u xeran ...