Daawo Sawiradda; Yuusuf Garaad oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Muqdisho,
Published on August 10, 2012 by qalinle · No Comments
Saxafiga caanka ah ee Yuusuf Garaad ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho, iyadoona dad badan ay maanta kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Muqdisho.
Tifaftirihii hore ee Idaacadda BBC-da Yuusuf Garaad ayaa dadkii soo dhaweeyay waxaa kamid ahaa siyaasiyiin iyo dad kale oo caan ka ah magaaladda Muqdisho.
Markii uu soo gaaray Magaaladda Caasimadda ah ayaa Yuusuf Garaad waxaa uu saxaafada uga warbixiyay socdaalkiisa Magaaladda Muqdisho waxaana uu sheegay in qorshahihiisa uu yahay in uu ku biiro siyaasadda Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in mudo badan ay ugu danbaysay Soomaaliya, haatana uu doonayo in uu ka qeyb qaato sidii dalka uu gacahiiisa isugu taagi lahaa.
Waraysi uu dhawaan bixiyay Yuusuf Garaad ayaa waxaa uu sheegay in uu doonayo in uu ku biiro Siyaasadda Soomaaliya, waxaana loo badinayaa in uu kamid yahay MUsharaxiinta madaxweyne.
Hoos ka daawo Sawiradda






WARARKII HORE
Boosaaso.20.May.2013 Maxkamadda derejada 1-aad ee gobolka Bari ayaa shalay xukuntay bad-maaxiin u dhashay dalka Iiraan - kuwaas oo saarnaa ...
Nairobi.19.May.2013 Waxaa ka dhacay caasimada kenya ee nairobi xaflad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada ururka khaydo ...
Muqdisho.19.May.2013 Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed General Bashiir Maxamed Jaamac oo maanta shirkii jaaraa’id ...
Muqdisho.19.May.2013 Dowladda Soomaaliya ya soo saartay war ay uga hadashay mowqifkeeda ku aaddan go’aankii ay Somaliland toddobaadkii hore ku ...
Muqdisho.19.May.2013 Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay eedeen kulul ujeediyeen Dowladda Soomaaliya taasi oo ku aadan ...
The Hague.19.May.2013 Waxaa ay rabshado ka dhaceen xaflad balaaran oo loogu dabaaldegeyey xuska 18ka May ee Somaliland oo ka ...
Nairobi.19.May.2013 Nin loo maleynayo in uu ka tirsanaa kooxaha argagaxisada ah iyo xaaskiisa ayaa aroortii saaka lagu dilay magaalada ...
London.19.May.2013 jaaliyada Maamulka Khaatumo State ee cariga Uk ayaa si wayn u xusay 18 May maalinta Nadaafada deegaamada SSC ...
Ceerigaabo.19.May.2013 Waxaa Shalay magaalada Ceerigaabo Ee Maamulka Khaatumo Laga xusay maalinta Nadaafada Gobolada SSC Ee 18ka May,Waxaana fashil wayn ...
Kampala.18.May.2013 Iyadoo ay maanta ku beegan tahay maalinta qashin gurista deegaanada maamul goboleedka khaatumo ee soomaaliyeed ayaa guud ...