Sunday, May 19th, 2013

DHISMAHA DOWLADA TAYO IYO DAN QARAN.

Published on August 15, 2012 by   ·   1 Comment
Madaxweyne- Xurmadle-Sh.Shariif Sh.Axmed.
Ra’iisal Waare- Xurmadle-Max’d C/Laahi(Farmaajo).
W.Arr.Gudaha-   Mudane-Cumar Salaad Cilmi.
W.Arr.Debedda-  Mudane-Prof-Ibraahim Buubaa.
W.Difaaca-      Mudane-Dr-C/Xakiin Xaaji Fiqi.
W.Maaliyadda-   Mudane-Dr-C/Raxmaan M.C.Xaashi.
W.Tacliinta-    Mudane-Proff-Maxmed Cumar Dalxa.
W.Caafimaadka-  Mudane-Dr-Cismaan Dufle.
W.Qorsheynta-   Mudane-Proff-Max’d Mukhtaar.
W.Beeraha-      Mudane-Proff-Max’ud Xassan Nuur.
W.Garsoorka-    Mudane-Proff-C/Waaxid Qalinle.
W.Gaadiidka-    Mudane-Proff-Max’d Sh.Cismaan(Jawaari).
W.Howlaha Guud- Mudane-Proff-Ahmed Muunin Warfaa.
W.Ganacsigga-   Mudane-Dr-C/Wahaab Ugaas Khaliif.
W.Kaluumeysiga- Mudane-Dr-Nuuradiin Diiriye.
W.Arr.Haweenka- Marwo-Drs-Zahra M.C.Samater.
W.Amniga Qaranka-Mudane-Gen-Cali Madoobe.
W.D.U.Heshiisiinta-Mudane-Dr-C/Xaafid Maxamud.
W.Arr.Federaalka-Mudane-Dr-C/Laahi Ahmed Karaani.
W.Warfaafinta-  -Mudane-Proff-Cabdi Ismaaciil Samater.
W.Awqaafka-     -Mudane-Proff-C/Raxmaan Baadiyoow.

-Taliyaha C.X.Dalka-Gen-Muuse Xassan.
-Taliyaha C.Boliiska-Cen-Cismaan Faalko.
-Gudoonka Maxkamadda Sarre.Dr-Caydiid Ilka-Xanaf.
-Taliyaha C.Nabad-Sugidda-Col-Cumar Zenno.
-Xeer-Ilaaliyaha Guud-Col-Cumar Isloow.
-Hanti Dhowrka Qaranka-

-Waa Tusaale keliya Magacyadu(Shakhsiyaada Qiimo Qaran
Leh)-kuma saleeysna qaabkii xaaraanta ahaa ee 4,5.

-Aragtida Gaarka ah-Ustaad-Xassan Carab-

Readers Comments (1)

  1. Rodan says:

    Sxb Mustafow, waa daraasad la inagu saeyeemy in sida jiirka inta la inoo qaniino haddana la ina yara afuufo oo aynu sidaa ku degno. Wasiirkuna markuu qaylada reer Gabilay u dul qaadan kari waayey oo dee runta ayuu u sheegay. Xaqiiqduna sidaa uu sheegay ayay u egtahay.




WARARKII HORE

DSC04287

Ururka Khaydo Iyo Jaaliyada Khaatumo Oo Ku Kulmay Nairobi(Warbixin+sawirro)

Nairobi.19.May.2013  Waxaa  ka dhacay caasimada kenya ee nairobi xaflad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada ururka khaydo ...
General-Bashiir-Goobe

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo ka Hadashay Xildhibaannadii Shirka laga Hor Istaagay

Muqdisho.19.May.2013 Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed General Bashiir Maxamed Jaamac oo maanta shirkii  jaaraa’id ...
ciilmooge-300x240

Dowladda oo Ka Hadashay Go’aankii ay Somaliland ku joojisay Duulimaayadii Qaramada Midoobay

Muqdisho.19.May.2013 Dowladda Soomaaliya ya soo saartay war ay uga hadashay mowqifkeeda ku aaddan go’aankii ay Somaliland toddobaadkii hore ku ...
xildhibaano

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Eedeeyay Dowladda Soomaaliya

Muqdisho.19.May.2013 Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay eedeen kulul ujeediyeen Dowladda Soomaaliya taasi oo ku aadan ...
SomalilandfeestDenhaag8-650x433

Rabshado ka dhashay Xafladii Somaliland ee Holland [Sawiro]

The Hague.19.May.2013 Waxaa ay rabshado ka dhaceen xaflad balaaran oo loogu dabaaldegeyey xuska 18ka May ee Somaliland oo ka ...
Nairobi-image-300x199

Nin Looga Shakiyay Argagixisnimo Oo Lagu Dilay Nairobi

Nairobi.19.May.2013 Nin loo maleynayo in uu ka tirsanaa kooxaha argagaxisada ah iyo xaaskiisa ayaa aroortii saaka lagu dilay magaalada ...
londn

London Oo Si Xiiso leh Looga Xusay Munaasibada 18 May (SAWIRO)

London.19.May.2013 jaaliyada Maamulka Khaatumo State ee cariga Uk ayaa si wayn u xusay 18 May maalinta Nadaafada deegaamada SSC ...
dibad-bax

Ceerigaabo oo Laga Xusay18 May Maalinta qashinka(Daawo)

Ceerigaabo.19.May.2013 Waxaa Shalay magaalada Ceerigaabo Ee Maamulka Khaatumo  Laga xusay maalinta Nadaafada Gobolada SSC Ee 18ka May,Waxaana fashil wayn ...
16

Somalida Kampala Oo xusay maalinta Qashin gurka 18-ka May(warbixin+sawirro)

Kampala.18.May.2013 Iyadoo ay maanta ku beegan tahay maalinta qashin gurista deegaanada maamul goboleedka khaatumo ee soomaaliyeed ayaa guud ...
DSC04092

Shacabka Nairobi oo Wacdaro ka Dhigay 18 May (Daawo+Sawirro)

Nairobi.18.May.2013 Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo awdal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay ...