Monday, April 21st, 2014

Haweeneeda aduunka ugu dhexda wayn oo qaati ka taagan dhanka ka helista …

Published on February 5, 2013 by   ·   No Comments

Allceerigaabo 05. feb.2013 Dumarka hada jiro waa kuwa loolan adag ugu jiro sidii ay u noqon lahaayeen kuwa aad u qorxoon, waa kuwa markasta isha ku haya wax kasta oo soo baxa sarane u qaadi kiri bilicda jirka.

Mikel Rovinelli oo ah haweeney u dhalatay dalka Mareekanka way ka duwantahay dumarka kale waa haweenay ku faanta buurnaanta jirkeeda saaran, haweeneedan ayaa da’deeda lagu qiyaasay 40 jir waana haween aad ubuuran iyada oo noqotay naagta ugu dhexda wayn udoonyada, halka dhexdeeda uu gaarayo markii la cabiro 2.5 mitir, culeeska jirkeeda ayaa noqday 190kg, dhirirka Mikel Rovinelli ayaa lagu qiyaasay 1.62 mitir.

Haweenadaan markii ay raaceeso diyaarad kuma filno oo kaliya hal kursi balsa waa mid uubahan in ay hesho laba kursi oo isku dhagan maadama ay tahay dhexdeeda (salka) 2.5 mitir, sidoo kale haweenadaan markii ay rabto in ay u daawasho tagto shaneemada kuma filno oo kaliya hal kursi, kursigeeda ee dhex yaala gurigeeda waa mid ka kooban laba kursi oo la isku dhajiyay.

sida lagu soo waramay 20 sano ka hor Mikel Rovinelli waxay aheed mid miizaankeeda uu iska ahaa normal, culeeskaan ayaa fuulay kadib markii ay dhashay 4 caruur ah.

Ninka qaba haweenadaan sidoo kale waa mid ku qanacsan qaab dhismeedka jirka xaaskiisa sidoo kale ninkaan ayaa ku faana in ay ka duwantahay xaaskiisa dumarka kale dhanka qaab dhismeedka jirka.

Mikel Rovinelli kuma qanacsana in ay dhinto culeeska jirkeeda ama la marsiiyo qaliin wax looga dhimayo culeeska aadka usaaran jirke.

Readers Comments (0)




WARARKII HORE

DSC00606

Ardayda Khaatumo Ee Uganda Oo Hogaan Cusub Caleema saartay (Warbixin+Sawirro)

Waxaa  magaalada kampala ee xarunta dalka Ugandahotelka silver spring  ka dhacday xaflada xilwareejinta gudoomiyaha guud ee ardada khatumo ...
16954

1000 Ka Mid ah Ciidamada Dowlada Somalia Oo La Qalabeeyay (Sawirro)

Muqdisho.17.Nov.2013---War-saxaafadeed…Wasiirka Gaashaandhigga C/Xakiim Faqi, oo ay wehliyeen Ku Xigeenkiisa Gen.Axmed Maxamuud Carab,Taliyaha Ciidamada Xooogga dalka S.Guuto Daahir Aaden ...
amisom-logo

AMISOM Oo Ka Xun Khilaafka Madaxda Dowladda

Muqdisho.17.Nov.2013---Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa muujiyay in uu  ka xun yahay khilaafka soo kala dhex galay madaxweynaha ...
Cyclone-300x168

Jabuuti iyo Itoobiya Oo Gargaar Gaadhsiiyay Puntland

Garowe.15.Nov.2013---Labo diyaaradood oo gargaar sida oo laga kala leeyahay dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ayaa maanta ka degay garoonka ...
Indha sheel

Maamulka Khaatumo Oo U Gurmanaya Dhibbaneyaasha Duufaanta

Buuhoodle.15.Nov.2013---Maamulka Khaatumo ayaa maanta sheegay in uu wado qorshe uu ugu gurmanayo dadka uu saameeyay roobkii dabaylaha watay ...
Joseph Ole Lenku

Kenya Oo Sharciyada Kala Noqotay 100 qof

Nairobi.15.Nov.2013--- Dowladda Kenya ayaa waraaqaha aqoonsiga kala noqotay in ka badan 100 qof oo ay sheegtay in ay yihiin ...
Golaha_Wasiirada_Xukuumada_1

Xukuumadda Oo Meelmarisay Dib U Hawlgelinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Muqdisho.14.Nov.2013---Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare  Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa ...
East Gate

Qarax Ka Dhacay Dhisme Ganacsi Oo Koonfur Afrika Ku Yaalla

Nairobi.14.Nov.2013--- Dhisme ganacsi oo lagu magacaabo Eastgate Mall oo ku yaalla magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa qarax ...
Baastoolad

Kooxo Hubeysan Oo Muwaadin Soomaaliyeed Ku Dilay Dalka Koonfur Afrika

Muqdisho.14.Nov.2013---Booliiska magaalada Johansberg ayaa wada baaritaanno ku aadan muwaadin Soomaaliyeed oo Laba habeen ka hor kooxo Bistoolado ku ...
Fiqi

Wasiirka Gaanshaandhiga Oo Kormeeray Xeradii Hore ee Agoonta(Sawirro)

Muqdisho.14.Nov.2013---Wasiirka Gaashaandhigga C/Xakiim Maxamuud Xaaji Faqi Oo Kormeeray Xeradii Hore Ee Agoonta Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo laga ...