Faalooyinka
Hadaba inta aanan maansada guda galin waxa aan ka horaysiinaya warbixin kooban hordhacna u ah waxa maansadani ku saabsantahay.
Dhamaan akhristayaasha ku xidhna silsiladan oo uu ...
More Faalooyinka News
Hanadqaadka hobolada
Hashaashka gabayada
Halal raaca waayaaha
Hoogaanka maansada
Haadaa qabiilnimo
Howraaar ma guurta
Halhayskiyo odhaahdiyo
Halku dhiga qoraalada
Waxaan howkal uga dhigay
Una qoray hadaafyada
Iyo hananka faallaha
Ruuxii hawaankiyo
Ka hallaabay ...
Hobalada badhbaa jira
Hindisaha abwaanimo
Hal abuurka maansada
Hibo eebe siiyoo
Horta aan dhigaayoo
Magacoon haleeliyo
Hebel kuma tilmaame
Himilada halkaan rabo
Aan idiin hibeeyee
Idinkuna habsami dhaha
Marka hore halaynti
Haybtaa ...
INTAANAN IDIIN SOO GUDBIN MAANSADAN WAXAA HABOON INAAN IDIIN SHEEGO NINKA TIRINAYA WAA ABWAAN,WERIYE ,AQOONYAHAN JAMAAL SALEEBAAN WARSAME (JAMAAL FARJAR) OO ...
Hal abuurka maansada
Hal u celintasuugaan
Heensaha iyo qaabkiyo
Habka iyo ujeedada
Ruux haduu hareer maro
Inta loo habeeyaa
Marin lagu hagaajaa
Anna haanka aan waday
Halkaasuu u jeedoo
Huq ...
Hurin yahay abwaaniin
Hal abuuradaydiyo
Inta haybta guud iyo
Hilib aan wadaagnow
Marka hore hufnaan iyo
Salaan haybad wacano
Hanaqa iyo laabtiyo
Wadnahaygu hurayaan
Giddi hooya leeyahay
Marka xiga hubsiinada
Halgan ...
Waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh looga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee marxuumad Nimco Cumar Selwe
Oo ...
Hoobeyda maansada
Hidida iyo dhaanta
Hoobalkeedi baan ahay
Halyeey loo hibeeyoo
Haansha gabayga baan ahay
Wayne hibo u siiyoo
La hadyeeyey baan ahay
Haybad Eebbe weeyo
Hawl yaraan u ...
Hootada gur loo rido.
Halis waxay abaartaa
Amay haanka goysaa.
Hooyo midaad wadaagtaan.
Ama hayb cid kuuxiga.
Hayaan kaan horseed wadan.
Habeenana lasiidhixin.
Hilaad iyo tilmaan iyo
Humaag beegsi ...
Hanaaney hashaydii
Haybad quruxsan laydii
Higylka iyo doogiyo
Waxay harada joogtoo
Xareed ay hirqanayse
Baarqab hibo lasaro
Doobida higtaa guri
Hadba hareer ka raaco
Hashaash ubadka ay dhalin
Hoosteda jiifo
HIbidiqa ...
More »
WARARKII HORE
Niamey.24.May.2013 Weeraro ismiidaamin ah ayaa waxay ka dhaceen xerooyin ciidamada meletariga ay leeyihiin oo ku yaala dalka Niger iyo ...
Dimishiq.24.May.2013 Dowlada Siirya ayaa warar ay shaaciyeen lagu sheegay inay diyaar u yihiin shirka wadahadalka ee lagu wado ...
Lilongwe.24.May.2013 Dawlada Malawi ayaa shaaca ka qaaday in ay iibin doonto diyaaradii Madaxweynihii hore ee dalkaas Bingu Wa Mutharika ...
Nairobi.24.May.2013 Xukuumadda Kenya ayaa dib u furtay diiwaan-gelinta dadka magan-galyo doonka ah ee dalkeeda galaya, kuwaas oo ay ku ...
Addis Ababa.24.May.2013 Wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka urur goboleedka IGAD, ayaa ku booriyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ...
Beledweyne.24.May.2013 Laba askari oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ayaa ku dhaawacmay qarax Miino oo maanta ka dhacay isgoyska ...
London.24.May.2013 Booliska Britain ayaa toogasho ku dhaawacay labo nin isbitaal ayayna ku xiran yihiin iyadoo midkood ay xaaladdiisu ...
Nairobi.24.May.2013 Tan iyo markii ay maxkamad Kenya ay ku xukuntay laba iiraaniyiin ah xabsi daa'in arrimo la xidhiidha ...
Muqdisho.23.May.2013 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee ...
Muqdisho.23.May.2013 Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ...
FALANQAYNTA CAYAARAHA
Sport.24.May.2013 Manchester United ayaa ceyrisay tababare ku xigeenkii Ferguson Mike Phelan iyo tababaraha goolhayayaasha Eric Steele.
Phelan ayaa bedelay Carlos ...
Sport.24.May.2013 Tababare Jose Mourinho ayaa sheegay inuu ku sii jeedo London oo ah halka laga doonayo.
Tababaraha reer Portugal oo ...
Sport.24.May.2013 UEFA ayaa xaqiijisay maanta in kooxda ku guuleysata Europa League ay boos ka heli doonto Champions League wixii ...
Sport.24.May.2013 Manuel Pellegrini ayaa wajihi doona shaqo adag hadii si rasmi ah loogu magacaabo shaqada Manchester City, madaama ...
Sport.24.May.2013 Goolhayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic ayaa u muuqda inuu raacayo wadadii tababare Tony Pulis isagoo u saxiixay ...
Sport.24.May.2013 Jarmalka ayaa isku qaadi doona Champions League-ga raga iyo hablaha sannadkan ka dib markii kooxda hablaha Wolfsburg ay ...
Sport.24.May.2013 Manchester City ayaa seddex gool oo looga hormaray waxa ay afar gool ugu bedeshay Chelsea oo ciyaar saaxiibtinimo ...
Sport.23.May.2013 Waxaa la soo saaray 10-ka ciyaaryahan ee ugu goolasha badan Tartanka Uefa Champions League, kadib baaritaan la sameeyey
Xidigahaan ...
Sport.23.May.2013 Xidigaha kooxda Man City ayaa dalxiis ku jooga USA ,kadib dhamadkii horyaalka England .
Waxaa la sheegay in ay ...
Sport.23.May.2013 Kooxda Real Madrid macalinkooda Jose Mourinho ayaa la sheegayaa in heshiis afar sanadood ah uu laga galay kooxda ...
Sport.23.May.2013 Berlin ayaa martigelin doonta finalka Champions League markii ugu horeysay 2015ka, halka Warsaw ay martigelin doonto isla sannadkaas ...
Sport.23.May.2013 Xiddiga kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa ugu baaqay laacibka kooxda Tottenham Gareth Bale inuu ku soo biiro ...
Sport.23.May.2013 Shaqaalaha garoonka Wembley ayaa dhameystiraya inay garoonka Wembley u diyaariyaan finalka koobka Champions League, iyadoo London ay isku ...
Sport.22.May.2013 Ciyaartoyda kooxda Borussia Dortmund ayaa haddii ay sabtida ku guuleystaan koobka Champions League waxa uu midkiiba jeebka gashan ...
Sport.22.May.2013 Weeraryahanka Chelsea Romelu Lukaku ayaa carabka ku adkeeyay in mustaqbalkiisa uusan ku jirin gacantiisa iyadoo laacibkaan uu u ...