Tuesday, May 21st, 2013

suugaanta

taalo

Maansadi 16aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HABOW ) iyo Abwaan Abshir Gaashaan oo mar saddexaad kusoo laabtay una jawaabaya Abwaan Hurre Axmed

Hal abuurka maansada Hal u celintasuugaan Heensaha iyo qaabkiyo Habka iyo ujeedada Ruux haduu hareer maro Inta loo habeeyaa Marin lagu hagaajaa Anna haanka aan waday Halkaasuu u jeedoo Huq inaan abuuriyo Habataqan inaan dhigo Marna maan ...

More suugaanta News

taalo

Maansadi 15aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HOGA TUS ) iyo Abwaan Hurre Axmed oo mar afraad kusoo laabtay una jawaabaya Abwaan Abshir Abdulaahi Gaashaan

Hurin yahay abwaaniin Hal abuuradaydiyo Inta haybta guud iyo Hilib aan wadaagnow Marka hore hufnaan iyo Salaan haybad wacano Hanaqa iyo laabtiyo Wadnahaygu hurayaan Giddi hooya leeyahay   Marka xiga hubsiinada Halgan ...
taalo

Maansadi 14aad ee silsilada HALAGAN lana yidhaahdo ( HOOTO ) iyo Abwaan Abshir Abdulaahi Gaashaan oo mar labaad kusoo laabtay

Hoobeyda maansada  Hidida iyo dhaanta Hoobalkeedi baan ahay Halyeey loo hibeeyoo Haansha gabayga baan ahay Wayne hibo u siiyoo La hadyeeyey baan ahay Haybad Eebbe weeyo Hawl yaraan u ...
taalo

Maansadi 13aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( NIN HAN YARI MA HORU MARO ) iyo Abwaan Farxaan Cumar Selwe oo mar afraad kuso laabtay

Hootada gur loo rido. Halis waxay abaartaa Amay haanka goysaa. Hooyo midaad wadaagtaan. Ama hayb cid kuuxiga.   Hayaan kaan horseed wadan. Habeenana lasiidhixin. Hilaad iyo tilmaan iyo Humaag beegsi ...
taalo

Maansadi 12aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HANNAAN ) iyo Abwaan Abshir Cabdullaahi Faarax oo ku soo biiray

Hanaaney hashaydii Haybad quruxsan laydii Higylka iyo doogiyo Waxay harada joogtoo Xareed ay hirqanayse Baarqab hibo lasaro Doobida higtaa guri Hadba hareer ka raaco Hashaash ubadka ay dhalin Hoosteda jiifo HIbidiqa ...
taalo

Maansadi 11aad ee silsilada HALGAN oo la yidhaahdo ( HAATAN IYO DAN ) iyo Abwaan Aadan Jaamac Oogle oo mar labaad ku so laabtay

Ha'da maanto Heedhe Hufid iyo samaanteed Hidahayga weeyoo Sidii geel horwayniyo Halo ii irmaan baan Hadhuub culan ku maalaa Aan higaadsho caawana Afkaa i hudhudayoo Mana hayn karaayee Mudaan huurinayee Hurroow ...
taalo

Maansadi 10aad ee Silsilada HALGAN oo la yidhaahdo ( HEEDHI WAALE ) iyo Abwaan Maxamed Cabdicasiis Bootaan oo ku soo biiray una jawaabaya Abwaan Aadan Jaamac Oogle

Aadanow hogaad tirisay Haybadlow odhaahdii Heelada iyo maansadi Murtidii habaysnayd Xigmadii hirdoogliyo Sida hogasha roobka ah Hirqanoo ka dheregnoo Hadhsanoo ka boganoo Haabanoo na deeqdee Hillinkii aad marisaan Soo haabo leeyee Hal ...
taalo

Maansadi 9aad ee silsilada HALGAN oo la yidhaahdo ( HIIL DOON ) iyo Abwaan Farxaan Cumar Selwe oo mar saddexaad ku soo laabtay una jawaabaya Abwaan Aadan Faarax Awjaamac

Habka horudhacaagiyo Hilaad maansadaadii. Hiyigayga deeqdoo Helay weedhahaagii Hadafkana abaartaye Hambalyaan ku leeyahay. Halyay aadanoow hoo Hagar kaama gelayee Aan kuu hibeeyoo Hadhka aan ujiidee Hubso oo hankaygiyo Halkaan rabana qiimee..   Afartaa habdhaqankiyo Hanbalyaan ...
taalo

Maansadi 8aad ee silsilada HALGAN oo la yidhaahdo (HOLAC ) iyo Abwaan Aadam Jaamac Oogle Oo Kusoo Biiray

Anigoo hawaliskiyo Hogageeda maansada ka huleelay waayadan Hiirtaanyo madhaxeed Hilaadiyo Xogbixintii Ma holin dharaarahan Hayeeshee inaadeer Amintoo habeen badha Hurdadii anoo galay Tiiraanyo hungunkeed Ku habsade dhegahii Haweeniyo lab kuu yahay Hogga maqalku ...
taalo

Maansadi 7aad ee silsilada HALGAN oo la yidhaahdo ( HILLAADIN ) iyo Abwaan Aadam Faarax Awjaamac oo ku soo biiray

Hooyaala gabaygiyo Hal abuurka maansada Anigo ka haajiray Danahayga uga hadhay Riyadii habeenimo Xalay haatuf ii yimi Hurdadii kasoo kacay Halgan iyo warkeedii Heeskii abwaanada Saw ma helin hubaashii H'da nimanka ...

 More »

WARARKII HORE

Afhyeenka-AMISOM-Col-Cali-Adan-Xumud

AMISOM Oo Ka Hadashay Hawlgalkii Muqdisho ay Ka Sameeyeen

Muqdisho.21.May.2013 Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ayaa ka hadlay howlgalo ciidamada Booliiska AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya maalintii labaad ...
Obama_burmes1

Obama oo ka codsaday Burma inaan lagu Xadgubin Muslimiinta

Kampala.21.May.2013 Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in xukuumada Burma looga baahan yahay sii deynta maxaabiis u xeran ...
Toogasho1-300x20322

Haweeney labo Askari ku Dishay Kismaayo

Kismaayo.21.May.2013 Haweeney hubeysan oo la sheegay inay ka tirsan tahay maleeshiyada Kornayl Barre Adan Shire (Barre Hiiraale) ayaa ...
Mark Simmonds

Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Britain Oo Su’aalo Somaliya Ku Saabsan Lagu weydiiyay Twitterka(Akhriso)

London.21.May.2013 Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds, ayaa galabta si toosa uga jawaabay su’aalo ...
Handshake-300x199

Nin Somali ah Oo diiday in uu Salaan ka Qaado Haweenay Uu U Shaqaynayay oo Magdhow la siiyay

London.21.May.2013 Maxkamada Trollhättan Ee Swededn ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in ...
RW-Shirdoon-II-300x225

RW Saacid Oo La Xisaabtan Bilaabay(Warbixin)

Muqdisho.21.May.2013 Markan fadhiga ayuu ka kacay waxaa uu bilaabay inuu Siyaasadda gudaha iska soo dhiso, waxaa uu kulamo Siyaasadeed ...
khaja

Ururka Weriyayaasha KHAJA Oo Cambaareyay Xadhigii Ceerigaabo Loogu Gaystay Weriye taraafiko

Nairobi.20.May.2013 Kadib Markii Ciidamada Maleeshiyadka Somaliland ay Xabsiga U taxaabeen Wariye Madax banaan Oo Lagu Magcaabo Axmed Yuusuf Taraafiko oo kamid ...
MAxamedfaroole_UNGarowe1

UN-ka oo Xadiday Hawlahoodii Puntland iyo Wiil Faroole Dhalay Oo sabab U Ah(Warbixin Xasaasiya)

Garowe.20.May.2013 Qaramada Midoobay ayaa ka jawaabay falkii ay ciidamada Booliiska iyo saraakiisha Danbi barista CID ku galeen Xarunta Qaramada ...
wariye

Weriye Lagu Xidhay magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo.20.May.2013 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay In  Ciidamada Maleeshiyadka Somaliland ay Xabsiga U taxaabeen Wariye ...
Suldaan-Maxamed-298x200

Suldaanka Guud ee Somaliland:Xamar la’aanteed Waxba ma Noqon Karno(Warbixin)

Hargeysa.20.May.2013 Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday inaanay Somaliland wax kasta ...

FALANQAYNTA CAYAARAHA

Kolo Toure

Kolo Toure Oo Si Xor Ah Ugu Biiraya Xagaaga Liverpool.

Sport.21.May.2013 Inta badan wargeysyada Ingariiska oo ay hogaaminayaan The Sun iyo Daily Mirror ayaa saaka qoraya in Kolo Toure ...
Bundisliga

Abaal Marino Laga Bixiyey Horyaalka Bundesliga

Sport.21.May.2013 Kadib qiimeyn laga sameeyey horyaalka Bundesliga ayaa waxaa la doortay ciyaaryahanadii ugu fiicneyd sanadkaan kooxahooda Waxaa ka mid ah ...
roney-e-2321782-19B29B65000005DC-565_636x3881-540x329

Taageerayaasha Chelsea oo diiday Wayne Rooney

Sport.21.May.2013 Sidda ay shaacisay jariirada Daily Star ,taageerayasha kooxda Chelsea ayaa ku baaqay in aaney Chelsea soo qaadan weeraryahanka ...
bulis2328414-19E06017000005DC-147_636x475-540x403

Tony Pulis oo 7 sano kadib iska casilay shaqada Stoke

Sport.21.May.2013 Macalinkii kooxda Stoke City Tony Pulis ayaa lagu soo waramaya in uu shaqada isaga tagay. Tony Pulis aya soo ...
saf

Ferguson Oo Markii Afaraad Ku Guuleystay Abaalmarinta Macalinka Sannadka Ee LMA, Waana Rikoor Cusub.

Sport.21.May.2013 Sir Alex Ferguson ayaa loo magacaabay tababaraha sannadka ee Premier League ee abaalmarinta xiriirka tababarayaasha Ingariiska ee LMA. Ferguson oo ...
obama

Man City Iyo Kooxda Baseball-ka Ee Yankees Oo Isla Dhistay Koox K/Cagta Ah Oo Horyaalka Mareykanka Ka Ciyaarta

Sport.21.May.2013 Manchester City iyo kooxda kubada baseball-ka ee New York Yankees ayaa wada sameystay koox kubada cagta ah oo ...
Jose-Mourinho

Real Madrid Oo Xaqiijisay In Tababare Jose Mourinho Uu Kooxda Ka Tagayo Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan

Sport.20.May.2013  Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa xaqiijiyay in tababare Jose Mourinho uu ka tagi doono kooxda ...
EPL_Background_Spotlight_Logos

Lacagihii ay xiriirka ka heleen 20-ka koox ee Premier League sanadkaan

Sport.20.May.2013 Xiriirka wadanka Ingriiska ayaa shaaciyay qiimaha lacageed oo ay heleen dhamaan kooxihii ka qeyb galay horyaalka wadanka Ingriiska ...
rizola4825

Yaa dhex dhexaadin doona final-ka Champions League ?

Sport.20.May.2013 Garsooraha caanka ah ee Nicola Rizzoli ayaa loo magacabay in uu noqdo dhex dhexaadiyaha Final-ka Champions League ee ...
Cavani2

Edinson Cavani Oo Ku Guuleystay Kabaha Dahabka Horyaalka Serie A Ee Xilli Ciyaareedkan.

Sport.20.May.2013 Xiddiga kooxda Napoli Edinson Cavani ayaa ku guuleystay kabaha dahabka horyaalka Serie A isagoo ku qaaday xilli ciyaareedkan ...
Zalatan Ibrahimovic

Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Ciyaaryahanka Sannadka Horyaalka Ligue 1.

Sport.20.May.2013 Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Zlatan Ibrahimovic ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee horyaalka France ee Ligue 1. Xiddiga reer ...
281850hp2

Milan Oo Waqtigii Dhimashada Ku Soo Laabatay Booska Sadexaad(Sawirro)

Sport.20.May.2013 Waxaa cawa la ciyaaray kulamadii ugu dambeeyey ee horyaalka Italian Seria A iyadoona kooxaha qaar cawa ay guul ...
Robin-Van-Persie

Van Persie oo ku guuleystay kobaha dahabka (aqriso sida loogu guuleystay 10-kii sano ee la so dhaafay)

Sport.20.May.2013  Weeraryahanka kooxda Man United Robin Van Persie ayaa markii labaad oo xiriir ah ku guuleystay gool dhalinta ...
EPL

Horyaalka Ingariiska Xilli Ciyaareedkiisa 2012-13 Oo Soo Dhamaaday

Sport.20.May.2013 Horyaalka Ingariiska ayaa soo xidhmay iyadoo wax badan ay isbedeleen islamarkaana halyeeyo badan oo horyaalka muddo badan ku ...
robinho

Milan Oo Gaashaanka U Daruurtay In Ay Iska Iibiyaan Robinho.

Sport.19.may.2013 Ku xigeenka madaxa kooxda Milan Adriano Galliani ayaa mar kale ku celiyay in kooxdiisa ay ku dhagan yihiin ...