allceerigaabo.com

AMISOM oo sheegtay in ciidamada Kenya aysan ka weyneen awaamiirta taliska AMISOM
Kampala.22.may.2013 Iyadoo ciidanka Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose lagu eedeynayo inay si kamadaxbanaan Taliska AMISOM ugu shaqeeyaan Magaalada Kismaayo ayaa arintaasi waxaa su’aal laga weydiiyay afhayeenka ciidanka AMISOM Cali Aadan Xumad.

Afhayeenka ciidanka AMISOM oo wariyeyaasha su’aalo uga jawaabaye ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo markii hore ay magaca ciidanka Kenya wadan jireen laakiin hada ay ku shaqeeyaan magaca ciidanka howlgalka AMISOM.

Xumad wuxuu sheegay in ciidanka Kenya ee ku sugan Kismaayo ay ku shaqeeyaan magaca ciidanka AMISOM ayna ka amar qaataan AMISOM taliskooda Magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in Saraakiisha howlgalka Kenya ee Kismaayo ku sugan amaradooda laga bixiyo Magaalada Muqdisho aysana halkaasi ka sameyn wixii ay iyaga doonaan.

Dad badan ayaa aaminsan in ciidanka Kenya aysan si toos ah uga amar qaadan Taliska AMISOM ee Magaalada Muqdisho,maadaama dhowr mar Magaalada Kismaayo ay kasoo celiyeen diyaarado taliska AMISOM ay ku wargeliyeen inaysan soo celin oo ay fasaxaan

Maansadi 18aad ee Silsilada HALGAN lana yidhaahdo (HAN KU TAAGSI ) iyo Abwaan Hurre Axmed oo mar shanaad kusoo laabtay
Hobalada badhbaa jira

Hindisaha abwaanimo

Hal abuurka maansada

Hibo eebe siiyoo

Horta aan dhigaayoo

Magacoon haleeliyo

Hebel kuma tilmaame

Himilada halkaan rabo

Aan idiin hibeeyee

Idinkuna habsami dhaha

Marka hore halaynti

Haybtaa I qaado

Nin waliba hamaansiga

Inuu heelka soo galo

Aniga horseedoooo

Khaladkuna hareertay

Marka xiga haghagadiyo

Nimaan hadalka karahayn

Misna hayb wadaag nahay

Han ku taagsigaygiyo

Hawo kuma galaaye

Hiigsiga halku rabo

Ha hafte cid yay qabay

Marka xiga haboonaa

Hindisaha yarkani wado

Hawadoon ku dara iyo

Halgan maansadaydi

Hiil doon midaan idhi

Hayb soocna ay tahay

Hilba wada jirkeenaa

Hiifitaan inuu galin

Afarta han guud iyo

Himilada sarayasiyo

Hormar baan u leeye

Aan haabashada dago

Haybtu waa mid kaliyo

Maahmaah horeetiyo

Halqabsaa wuxu yahay

Hilibkeed sagaarada

Tunka ruux haleela

Laba looma kala helo

Mid uun bu ku hoobta

Inaguna hubaashi

Haabkaynu nahay iyo

Hadaftiga kasoo qaad

Hadaan hoos u yara dago

Waano lama huraayee

Aan idiin habeeyee

Maqalkiina hoorsada

Waxaa jira han yaridi

Ruux hamuunta uu qabo

Hal abuur halagu dhoho

Ugu hoobta meel baas

Waanadu ma hayso

Hadaladu ma deeqaan

Waxse uu ka haagaa

Laba heelka wadayaal

Hal abuura can baxay

Hirdan goorta uu dhoco

Waxa uu ka haagaa

Hurintiyo xigaalkiyo

Inta hayb wadaagta ah

Haadaan dhexdoodiyo

Huq inu ku beero

Hareeraha u kala diro

Imikana hilaadiyo

Himiladu siday tahay

Haybay wadaagaan

Aniguna haloosiga

Hal abuur nimaan noqon

Hadal barasho ruux raba

U halgaadi maayo

Hayb taan ka doortiyo

Halgan kaan bilaabaye

Yaynaan hareer marin

Hadafkiyo ujeedaada

Ruux hankiisu magac yahay

Yaynaan u hoos noqon

Imikana hormuudkiyo

Halgan maansadaan nidhi

Hal abuuradi waday

Hurintiyo xigaalkiyo

Inti halacsanaysee

Heelkaa ku aragtiyo

Haybtaba dhamaanteed

Hanku taagsi maan rabin

Hadafkaa qaloocdiyo

Harjad ruuxa galaybaan

Soo haab lahaayo

Hilinkana ha qaade

Hor u socod hadu yidhi

Hooya raali galin iyo

Huga shaalka qabashada

Yay naan habsaamine

Halkeeni kasii wada

Halgankuna hasii jiro

Hoos yaynan eegine

Aynu haadno meel sare

Abwaan Hurre Axmed Maxamed

Madaxweynihii hore ee Iran oo loo Diiday inuu Dib isu soo Sharaxo
Kampala.22.May.2013 Mid kamid ah hogaamiyaashii hore ee dalka Iran ayaa laga hor joogsaday inuu markale isu soo taago xilka Madaxweynaha dalkaasi Iran.

Akbar Hashim Rafsanjani oo labo goor oo hore usoo qabtay xilka Madaxweynaha ayaa kamid ah musharaxiinta loo diiday inay ka qeyb galaan doorashada Madaxweynaha oo bisha June ka dhici doonta wadanka Iran.

Rafsajani ayaa lagu tilmaamaa hogaamiyayaasha ugu taageero badan dalkaasi Iran, ayaa kamid ahaa hogaamiyaashii ka qeyb qaatay Kacdoonkii iyo dhismaha dowlada Islaamiga ah ee dalkaasi Iran.

Rafsanjani xiriirka uu la leeyahay hogaamiyaha ugu sareeya dowlada ee Khumeyni ayaa la sheegay inuu indhawaale xumaa, taasi oo loo aaneenayo go’aanka kasoo baxay Golaha Sare ama Golaha Korjoogayaasha oo ah kuwa anisixiya musharaxiinta xilka Madaxweynaha isu taagi karta

Xubnaha loo diiday inay isa sharaxaan waxaan sidoo kale kamid ah Lataliyihii Madaxweynaha xilka ka degeya Axmedinajad.

In ka badan 600 musharax ayaa tartanka Madaxweynaha isu soo taagay waxaana ku jiray 30 haween ah oo iyaguna kamid ah kuwa loo diiday inay xilkaasi isu sharaxaan.

Maansadi 17aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo(HADALO WAAYEL) Iyo Jamaal Farjar Oo Kusoo Biiray
INTAANAN IDIIN SOO GUDBIN MAANSADAN WAXAA HABOON INAAN IDIIN SHEEGO NINKA TIRINAYA WAA ABWAAN,WERIYE ,AQOONYAHAN JAMAAL SALEEBAAN WARSAME (JAMAAL FARJAR) OO HADDA KUNOOL DEGANA JAZIIRADA MALTA

JAMAAL FARJAR WAA WERIYIHII UGU HORREEYAY EE WAR KA AKHRIYA IDAACADII UGU HOREYSAY EE LAGA SAMEEYAY GOBOLLADA SOOL SANAAG IYO CAYN IYO GUUD AHAANBA SOMALIA KA AHAYD KUWII UG HOREYAY EE RADIO LAASCAANOOD

WAANA AQOONYAHAN IXTIRAAM IYO MUDNAAN KU DHEX LEH BULSHADA

KA BOGASHO WACAN MAANSADIISA HADALO WAAYEEL

Hal abuurka maansada.

habayntooda erayada .

iyo heeso curuntood.

adigoon hogoodiyo.

hilaadooda qiimayn.

inaad heenso saartaa.

halbacaad liskeediyo.

waa hadhuubo madhan doon.

Ka hinqoo kasii soco.

ujeedada kasii hadal.

hoos udaadeg sheekada.

Dhalinyaradan heesaha

maansooyin huriyee.

hiilna ugu magac daray.

anigoon hankoodiyo.

hamigooda jebinayn.

heeladaydu waa talo.

iyo hadalo waayeel.

Dortmund Iyo Bayern Munich Oo Lacago Abaalmarin Ah U Balanqaaday Xiddigahooda Hadii UCL Ay Qaadaan
Sport.22.May.2013 Ciyaartoyda kooxda Borussia Dortmund ayaa haddii ay sabtida ku guuleystaan koobka Champions League waxa uu midkiiba jeebka gashan doonaa 126 kun ginni.

Waana lacag ka yar 250ka ginni ee ciyaartoyda Norwich City lagu abaalmariyay markii ay ka badbaadiyeen kooxda inay u laabato horyaalka heerka labaad ee Ingariiska.

Tababaraha kooxda Dortmund Jurgen Klopp ayaa isna la siin donaa 250 kun ginni hadii uu kooxdiisa ku hogaamiyo sabtida guul taariikhi ah oo ay ka gaaraan Bayern Munich kulanka finalka ee ka dhacaya Wembley.

Laakiin xitaa lacagtaas waxa ay ka yar tahay lacagtii 300 kun ginni ay Chelsea abaalmarin u siisay ciyaaryahan kasta xilli ciyaareedkii hore markii ay hanteen koobkaan.

Bayern oo rajeyneysa inay 10ka maalmood ee soo socda ay qaadaan seddexda koob iyagoo Bundesliga ku darsanaya Champions League iyo German FA Cup.

Qaar ka mid ah ciyaartoyda ayaa durbaba abaalmarin u helay 150 kun ginni madaama ay kooxda soo gaarsiiyeen finalka, waxaana lacag intaas ka badan oo aan la shaacin la siin doonaa hadii ay hantaan koobka.

Gudoomiyaha kooxda Bayern Munich Karl-Heinz Rummenigge: “Waxa ay noqon doontaa lacag rikoor ah oo aan qarashgareyno, laakiin hadii ay taasi la micno tahay inaan heleyno seddexda koob, waa ku faraxsanaan doonaa inaan bixiyo lacagta.”

Romelu Lukaku: Mustaqbalkeyga Waxa Uu Gacanta Ugu Jiraa Kooxda Chelsea.
Sport.22.May.2013 Weeraryahanka Chelsea Romelu Lukaku ayaa carabka ku adkeeyay in mustaqbalkiisa uusan ku jirin gacantiisa iyadoo laacibkaan uu u diyaar garoobayo in uu ku laabto Chelsea ka dib muddo amaah ah oo uu ugu joogay kooxda West Bromwich oo uu si weyn ula qabsaday.

Ilo wareedto ayaa sheegaya in West Bromwich ay u dhaw yihiin in ay kordhistaan muddada amaahda laacibkaas oo ay ku darsadaan hal xilli ciyaareed oo kale halka warar kale ay tilmaamayaan in kooxda Swansea City ay dooneyso in laacibkaas amaah ku qaataan iyaga oo wadahadalo ku aadan arintaas la furay kooxda Chelsea.

“Mustaqbalkeyga gacanta Chelsea ayuu ku jiraa , kulamo qarankeyga uu leeyahay ayaan aadayaa ka dib tababarka Chelsea ayaan ku soo laabanayaa” ayuu iri Lukaku.

” Waan arkeynaa waxa dhaca, Chelsea qalbikeyga meel wacan ayay kaga qoran yihiin runtii qiimaha aan lahaa ayay sare u sii qaaden” ayuu raaciyay laacibkaas Lukaku.

laacibkaas 20-sano jirka ah ayaa si weyn ula qabsaday kooxda West Bromwich ee amaahda uu kula joogay iyadoo uu dhaliyay 17-gool oo horyaalka Ingiriiska ah waxa ayna dadka ugu magac daraan Drogba-ha cusub .

Baarlamaanka oo ka Dooday Mooshinkii ka dhanka ahaa Ra’iisal Wasaare Saacid
Muqdisho.22.May.2013  Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta u madlanaan iney  codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda uu hogaaminayo R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay tiradii ugu badneed ee mudanayaasha baarlamaanka ee ka qaybgala fadhiyada baarlamaanka waxaana xarunta baarlamaanka maanta soo xaadiray 200 oo mudane.

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shir gudoominayey kulanka baarlamaanka ee maanta ayaa markii uu kulanka furay waxa uu sheegay in maanta loo ballansanaa in codka kalsoonida loo qaado xukuumadda,wuxuuna tilmaamay in gudoonku uu dhex dhexaad ka ahaa isla markaane uu dhowray dhammaan xuquuqda mudanayaasha baarlamaanka intii ay socdeen hawlaha ku saabsan Mooshinka laga keenay Xukuumadda.

Jawaari ayaa sheegay iney Mooshinka keeneen 93 mudane,wuxuuna tilmaamay iney sidii sharcigu ahaa ay waqti u qabteen in codka kalsoonida loo qaado xukuumadda xiligaas oo ku beegneed maanta oo Arbaco ah,wuxuuna tilmaamay iney siyaabo gaar gaar ah gudoonka baarlamaanka waraaqo ay kaga laabanayaan Mooshinkaas ay usoo gudbiyeen 55 xildhibaan oo ka tirsanaa 93-dii mudane ee Mooshinka ka keenay Xukuumadda.

Gudoonka baarlamaanka ayaa sheegay in saaka ay mar kale gudoonka 13 xildhibaan usoo gudbiyeen iney ka tanaasuleen Mooshinkii ay xukuumadda ka keeneen,wuxuuna ku dhawaaqay gudoomiye Jawaari uusan jirin wax Mooshin ah oo laga doodayo maadaama ay ka laabteen xildhibaanadii markii hore soo gudbiyey sidaasne ay ku laaleen Mooshinkaas.

Qaar kamid ahaa mudanayaashii u xusul duubayey inuu meelmaro Mooshinkani ayaa si weyn uga cadhooday go’aanka uu gaadhay gudoonka baarlamaanka ee uu ku joojiyey in codka kalsoonida loo qaado xukuumadda ,Waxaana la arkayey iyaga oo buuq iyo qaylo ka dhexsameeyey iyaga oo muujinaya iney ka xun yihiin go’aanka uu gudoonku qaatay.

Waxayna sheegeen qaarkood oo warbaahinta la hadlay in madaxda sare ee dalku ay dhibaato ka dhex wadaan baarlamaaka Soomaaliya sida ay sheegeen waxayna tilmaameen in baarlamaanka la kala qaybinayo isla markaane laga dhex abuurayo kooxaysi ,iyagoona ka dhawaajiyey in arinta maanta ka dhacday xarunta golaha shacabka ay tahay arin aan la qaadan karin oo meel ka dhac ku ah dastuurka dalka iyo Xasaanadda xildhibaanada qaranka Soomaaliyeed.

Ra’iisal Wasaare Saacid oo la Kulmay Danjire Annadif(warbixin+sawiro)
Muqdisho.22.May.2013 Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa  xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed Salah Annadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha AMISOM.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaare Shirdoon ayaa lagu sheegay in kulanka diiradda lagu saaray arrimaha ammaanka iyo horumarrada ay ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda ka sameeyeen dagaalka ay kula jiraan maleeshiyada al-Shabaab.

“Soomaaliya waxay xubin muhiim ah ka tahayMidowga Afrika oo maalmo kaddib u dabaaldagaya 50 guuradii ka soo wareegtay markii dhidibada loo asaasay Midowga Afrika, Soomaaliya waxay hormuud ka ahayd waddamadii aasaasay Midowga Afrika. Waxaan leeyahay hambalyo, waxaan ururka ka rajaynayaa inuu sii xoojiyo sidii loo heli lahaa Afrika oo gaarta horumar dhab ah,” ayuu raysul wasaaraha ka yiri shir jaraa’id oo ay si wada-jir u qabteen asaga iyo danjire Annadif.

Shirdoon wuxuu u mahadceliyay waddamada Afrika ee ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

Danjire Annadif ayaa dhinaciisa sheegay sida ay uga go’an tahay Midowga Afrika sidii uu qeyb libaax uga qeyb-qaadan lahaa sidii nabad loogu soo dabaaali lahaa Soomaaliya.

“Midowga Afrika waxay u dabaaldagayaan 50 guuradii ka soo wareegtay aasaaskii Midowga Afrika, waxaana Muqdisho u imid inaan dadka Soomaaliya kala qeyb qaato dabaaldagga ururka, waxaana Muqdisho maalinta berri ah lagu qabanayaa xaflad ballaaran,” ayuu yiri danjire Annadif.

Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa 25-ka bishan ku kulmaya madaxweynayaasha waddamada Afrika iyagoo u dabaaldagaya 50 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Midowga Africa, waxaana lagu wadaa in madaxweynayaasha Afrika ay shirkooda diiradda ku saaraan arrimaha Soomaaliya

Ciidamo gadoodsan oo xidhay Beled-Xaawo
Beledxaawo.22.May.2013 Ciidamo gadoodsan ayaa maanta xidhay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, sida uu sheegay taliyaha ciidanka ee degmada, Cabbey John, wuxuuna intaas ku daray in ciidamada ay ka gadoodsan yihiin mushahar la’aan.

Ciidamada ayaa la sheegay inay damiyeen shirkadaha isgaarsiinta, waxay kaloo xidheen goobaha ganacsiga.

Cabbey wuxuu sheegay in ciidamadu ay ka cabanayaan inaanay helin wax mushaharaad ah bilooyinkii ugu dambeeyay, taasna ay sababtay inay damiyaan shirkadaha isgaarsiinta, hakadna ay geliyaan dhaqdhaqaaqa ganacsiga.

Ciidamada xidhay magaalada ayaa shalay waxay mushaharaadkooda u raadsadeen magaalada Doolow oo ah goobta ciidanka dowladda ee gobolka Gedo lacagta loogu qeybiyo, iyadoo mas’uuliyiinta Doolow ay ciidanka ku wargeliyeen inaan wax lacag ah loogu dhiibin.

Ciidanka dowladda ee gobolka Gedo ayaa askarigii waxaa mushahar ahaan loo siiyaa USD 100, bilooyinkii ugu dambeeyayna lama siin wax lacag ah.

Maansadi 16aad ee silsilada HALGAN lana yidhaahdo ( HABOW ) iyo Abwaan Abshir Gaashaan oo mar saddexaad kusoo laabtay una jawaabaya Abwaan Hurre Axmed
Hal abuurka maansada

Hal u celintasuugaan

Heensaha iyo qaabkiyo

Habka iyo ujeedada

Ruux haduu hareer maro

Inta loo habeeyaa

Marin lagu hagaajaa

Anna haanka aan waday

Halkaasuu u jeedoo

Huq inaan abuuriyo

Habataqan inaan dhigo

Marna maan hawaysnayn!

Oo maanka kuma hayn!1

Hayeeshee hadaan qori

Marin heelka oo rogi

Hagoogtana ka qaadiye

Halkii aan u jeedeee

Afar halaan habeeyoo

Hoos anoon udaadegin

Aan kuu hullaabee

Haasaawe qaabkii

Heelka ugu sheegee

Marka hore salaan hano!!

Marka xiga hal waa kow

Gabaygii hab quruxliyo

Aan u idhi hannaan wacan

Aan mariyey heersare

Aan heegaadaa sudhay

Halka celin igaga timi

Iyo hadalo diifoon

Ayaa hooto keenaye

Haddii uu halkii gabay

Hoorintiina uu dhigay

Ka hadaafay duhurkii

Hirrigtaan ku reebaye

Maxaa adiga kugu hilay

Kuu sudhay hogaankii

kaaga siibtay hororki

Aan sudhay habeen hore

La yaab maleh hargaankuye

Harjad baan u filayaa

Iyo niman habaysnayn

Oo haabta soo galay

Sida howtal hamagii!!

Hankastoonan hawraar

Kula rabin halaajayn

Runtii kaa hanwaynaa

Ha yeeshee hurrow timi

Haantana  dushaadiyo

Adaa sudhay  hareeraha

Adna heeryo  qaadyohow

Aan ku tuso hogaagiyo

Bal inaad habowtahay?

Marka hore higaad barad

Hagrashada u baxayiyo

Inaad  tahay  hagaafkii

Hore aan usoo qoray

Weli  aan  hanaan baran

Ma anigaa  humaag qora!

Ma anigaan hal garaninoo

Hundo  raadis  noqonkara!

Ma anigaa  nin hiifiyo

Hiirtaan  kuu qaba  oo

Oo wax inoo  horreeyeen!!

Haybta adu  waxay  tahay

Iyo heelka  maansadu

Hundihiyo  ujeedada

Maxaa   heelka  soo  dhigay!!

Adaa   heenka  keenaye

Hadaan   hoos u daadego

Hal hadii la dhacooo

Geel  hor –wayna  lala tago

Ninka  haybta  ugu xiga

Inuu  halable  qaatiyo

Inuu  hiil u galo  iyo

Sagay  howshu  sugaysaa!

Halka kale wuxuu  yahay

Bal  inaad  habowtahay

Waxay  hoga-tusaaluhu

Ma hab  baadka  dayaysaa

Ma hag baad is leedahay

Ma ninkaa  horreeyaad

Hal u sheeg is leedahay

Maxaa  howsha  kugu  raray?!

Halka kale wuxuu  yahay

Hundihiyo   ujeedada

Hannaan  maansadaydii

Haddaan  kaa  haraadtiro

Halqabsigu  daraadeed

Waxaan   heelka  uga idhi

Raxan  wada  habowdoo

Hurrow   aadka  kow tahay

Ayaan  haga u leeyahay

Haqabtiraha   roobkoo

Hanqar  kulul  kolay tahay

Dhulku hooray hagidii

Kalayshii   haraad tiray

Oo  habacsan  doogliyo

Bar ka  reebin  hogobada

Dhamaan ay haraaciyi

Balliyadu  hareeraha

Haddii  ruux  habeenaleh

Soo  hulaabto  fiidkii

Hogag inuu ku dhacayaa

Hubaal  weeye loo marag!!

Hal-xidhaalahaan  qoray

Hootooyin kaan  ganay

Warmihii  halgaadiyo

Aanu riday  hortaydaa

Dhamaantood  hal celintuba

Hal  meelay  ujeedeen!!

Hadiise  aadan  garanayn

Aadan  hoorin  kara hayn

Halxidhaale  furi Karin

Hagooogtana ka rogi karin

Maxay  baad u halabsanoo

U horqaaday     ereyada

Illeen  ruux  hanyari  abid

Meeel  uusan hubin iyo

Haadaan la dooxooo

Halaqyadu dhex jiifaan

Hamag waa ku odhan jiray

Wayskaga  hamuumee

Iska gala halaakada!!

Halka kale wuxuu yahay

Kor hadaan usii  raro

Halihii la dhacayee

Uu hujuumay cadawguye

Waa horeeto lala tagay

Markii  hororka  waagiii

Warmaha lays hirqinayee

Lays jaraayey  hanaqee

Hubka kiisa  culusiyo

U higooday  maarruhu

Waagii  halaakada

Halgankeeda  lagu jiray

Niman baa I hodayoo

Hoosaasin  igu  waday (puntland)

Niman  kalaa  I  hoosdhigay

Horgalaa I weeraray

Haddii  haantis kugu jiro

Daaacad  hadalku  kaa yahay

Maad  keentid   halablaha

Abeesalay  hadhkeediyo

Heegadaa  xargaga tahay?!!

Maad  hareerta  howdka

Ka habaysid dhiilada!!

Iminkaad  habow  tahay

Maxaad uga halaanhali!!?

Maxaad  ug ahadlaysaa!!

By abwaan abshir cabdullaahi gaashaan